22nd October 2024  admin  Category :

Dadkyaga hubaysan ee reer Muqdisho Jidad gooni ah ha naloo sameeyo oo aanu marno . Sida waxa yiri Yuusuf Indhace, oo horay Isbaaradiisii Muqdisho  dadka ku miisaami jiray, oo  qofka culayskiisa lacagta looga qaadi jiray  . Gabar ama Wiil masaakiina oo culays fuulay,  oo xaaladdooda Allah ogyahay waxay bixin jireen lacag ka badan nin wax haysta oo Caato ah.

Indho cade, wuxuu ahaa ninkii  lacagta baadda ah kaga qaadan jiray inuu leeyahay biyaha  webbi Shabeele ee gobolka Shabeelaha hoose,  beelaha Jareer weyn, Biyo maal iyo Digil iyo Mirifle oo qarniyo biyahan bilaash ku cabi jiray Beerahana ku waraabsan jiray.

Indho Cade hubka uu maanta leeyahay jid aan maro ha laygu sameeyo Kumaakun Soomaaliya ayaa lagu dilay laga soo bilaabo 1991.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*