26th November 2026  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoysaskii iyo Qarabaddii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Afyare Maxamed Boos oo caawa ku geeriyooday degmada Badhan ee gobolka Sanaag

Waxaanu Marxuumika Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkii uu ka tageena samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*