26th November 2026  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa maanta gaaray degmada Galdogob, Madaxweynaha ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*