23rd October 2024  admin  Category :

Qofka Aduunka ugu da’ada weynaa oo noqotay Islaan ka soo jeeda Jamaica

Violet Brown oo inta badan nolosheeda ka shaqaynaysay beeraha  kuwooda  Qasabka Sonkorta laga sameeyo ee ku yaal galbeedka Jamaica ayaa noqotay qofka ugu da’ada weyn Aduunka.

Voilet, bishii ina dhaaftay ayeey u dabaal degtay sanad guuradeedii 117aad. Waxay dhalatay 21 sano ka hor dhimashaddii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo 60 sano ka hor maalintii Soomaaliya Xornimada qaadatay sanadkii 1960.

Maalintii Sabtida, ayaa waxa dhimatay Emma Morano oo ka soo jeeday dalka Talyaaniga oo iyadu ahayd qofkii  aduunka ugu da’ada weynayd, waxayna  dhalatay Nov. 29, 1899.

Ra’isawasaaraha dalka Jamaica ayaa u hambalyeey Islaanta ka soo jeeda dalkiisa oo cimrigeedii Cimriga  loogu daray

The world’s oldest human is Jamaican Violet Brown, who was born on March 10, 1900. Congrats Violet.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*