
5th June 2025 admin Category :
Ing. Ciise googooye , oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada ayaa guud ahaan Soomaalidu maanta hadal hayaan khudbad uu jeediyey oo ka duwan sida Soomaalida kale uga hadli jireen gooni goosadka ama Soomaaliya diidka, Inta badan Soomaalidu waxay Baraha bulshada uga amaanayaan aqoonyahanka sida geesinimada leh ee uu khudbadda u jeediyey, qaar kalena waxay sheegeen inay Casharo badan ka barteen sida in Isaaq wada socdaa uuna heshiis la gelin Dawladdii Isticmaarka
