17th May 2025  admin  Category :

Duqa Magaalada Minneapolis muddane Jacob Frey oo Booqday Suuqa 24 Mall.

Minneapolis, Minnesota – May 16, 2025 – Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay suuqa 24 Mall oo ku yaalla gudaha magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.

Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada uu Duqu ku xoojinayo xiriirka dowladdu la leedahay ganacsatada iyo bulshada deegaanka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed oo door muhiim ah ku leh koboca dhaqaalaha magaalada. Intii uu ku sugnaa suuqa, Duqa Mayor Jacob Frey ayaa la kulmay ganacsato, hogaamiyeyaal bulshada ka tirsan, iyo booqdayaal kale oo suuqan isticmaala maalin walba.

Mudane Jacob Frey ayaa tilmaamay muhiimadda uu suuqa 24 Mall u leeyahay dhaqaalaha magaalada, wuxuuna balan qaaday in maamulkiisu sii wadi doono taageerada uu siiyo ganacsiyada yaryar ee bulshada..

+77

All reactions:

11

Like

Comment

Share

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Facebook

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*