
7th May 2025 admin Category :
Buuq iyo gacanqaad ka dhacay gudaha baarlamaanka federaalka
Waxaan cambaaraynayaa fowdada iyo xasaradda ay Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanku maanta ka huriyeen kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda. Waxa maanta ka dhacay Baarlamaanka waa sharcidarro, fowdo, iyo baadil aan sinnaba loo aqbali doonin. pic.twitter.com/vwyaW6VnRn
— Hassan Ali Khaire (@HassanAKhaire) January 24, 2024