12th February 2025  admin  Category :

Ganacsatada Gobolka Benaadir ayaa ku dhawaaqay in suuqyada iyo ganacsiga kale ee ka howl-gala gobolka benaadir in albaabada loo laabi doono berrito 08/02/2025, kadib markii la dul-saaray canshuuro xad-dhaaf ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*