22nd October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Ruto oo magacaabay ku-xigeenkiisa cusub

Kithure Kindiki inuu noqday madaxweyne ku-xigeen kadib markii xubnaha Aqalka Sare ee dalka ay xilka ka qaadeen Rigathi Gachagua.

Kindiki ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu cad-cad ee xilkan kadib markii baarlamanka ay xilka ka xayuubiyeen Gachagua.

Ruto ayaa haystay 14 maalmood inuu ku soo magacaabo ku-xigeen cusub kadib xil ka qaadistii Gachagua, baarlamankana waa inuu hadda ugu codeeyaa xulashadan 60 maalmood gudahood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*