30th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dalka Ghana oo ka daray madaxdii Soomaaliyeed

Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo oo dhowaan la doortay ayaa soo magcaabay golihisa  wasiiro oo ka kooban 110 wasiir.

Tiradan 110 wasiir, shan iyo konton ka mid ah waa wasiiro buuxa, halka 50 yihiin wasiiro ku xigeeno, afarta soo hortayna, waa wasiiro dawlayaal. Waa wasiiraddii ugu badnaa ee dalkaas yeesho  oo ah dalkii ugu horeeyey ee xornimo ka qaata Afrika.

Wasiiradan tirada badan ee la so magcaabay ayaa madaxweynuhu sheegay inay hantidooda la diwaan geliyey

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*