24th November 2024 admin Category :
Maleeshiyaadka beelaha Hawiye hub ay magaca dawladda ‘SOomaaliya ku so ibs0adeen oo si qarsoodi ah ugu soo wadeen gobolada dhexe, oo ay maalmahan ku dagaalamayeen beela ha Leelkase iyo Mareexan ayaa maanta lagu qabtay degrada Caabud waaq
Hebel baa soo iibiyey iyo meel hebel bey ka timi waxa ka muhimsan yaa ka danbeeya dawlado ayaa ka danbeeye xasan sheekha ay isticmaalayaan iyo waxan inta iska deysaan dawladahaa itoobiya waad sheegteen yaa ku weheliya itoobiya. Dagaal balaaran baa la rabaa in somali la geliyo https://t.co/KvT3MagUzn
— Abdullahi (@abdi0918) July 15, 2024