20th September 2024  admin  Category :

Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?

James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada.

Waxa uu kaga hadlay amniga, bixitaanka ATMIS, xaaladda bani’aadannimo iyo xiisadaha gobolka Gobolka Geeska Africa oo uu ku jiro midd ka dhex oogan Soomaaliya iyo Ethiopia.

Waxaa kaloo Gollaha Amaanka uu waxbixin ka dhageystay El-Amine Souef, oo ah madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee ee Soomaaliya (ATMIS).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*