20th September 2024  admin  Category :

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle oo ka soo jeeda beesha Hawiye Sheekh Cismaan Barre, ayaa eedayn aan read iyo cadayn lahayn, oo aan Booliis baaritaan ka samayn oo ayna dacwad ka soo oogin muwaadin Soomaaliyeed iska daa inay maxkamadi xukuntee ku eedaynaya xildhibaan ka soo jeeda beesha Mareexan inuu dilay Hawiyihii Muqdisho lagu dilay.

Cismaan Barre’ “Eng Yariisoow,Gen.Galaal,Ikraan Tahliil iyo Xildh.Aamino Cabdullaahi Kulane iyo team-kiisa ayaa dilay oo qaraxyada ku wada xiray

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*