24th November 2024 admin Category :
Shirka Dowladda iyo Dadweynaha oo Maanta Ka Furmay Magaalada Garoowe.
Mudnaanaha Hortebinta u leh Wasaaradda Caafimaadka:
- Hirgelinta Cisbsitaal weyn oo bixiya adeeyada takhasuska ah
- Hirgelinta Cisbitaal Ciidan
- Dayactirka iyo dhisidda cisbitaalada, xarumaha iyo baro caafimaad
- Baahinta adeegyada caafimaadka dasaasiga ah
- Sare u qaadidda tababarada adeeg bixiyayaasha caafimaadka
- Hawl-gelinta iyo tayaynta guddiga xirfadleyaasha caafimaadka
- Dhisidda guddiga xarumaha caafimaadka
- Hirgelinta Bangiga Dhiiga iyo Keydka Talaalka
- • Daraasadeynta cudurada halista ah iyo isku xirka nidaamka xogta caafimaadka.
- Hubinta tayada daawada, daawo u ekaha (cosmetics) iyo agabka caafimaadka
Siciid Jaamac Qoorsheel.
Wasiirka Caafimaadka Puntland, ahna Guddoomiyaha Guddiga horumarinta Arrimaha Bulshada.