25th November 2024 admin Category :
Ku dhawaad 50,000 Xoolo oo ka dhoofay Dekedda Boosaaso, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowladda Puntland Shaakir Maxamed Guuleed oo Kormeer ku Tegay Dekedda Boosaaso.