20th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, wuxuu Shirka Jiheynta ka sheegay in Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo dhismaheeda qeybta u horeysa ee illaa Hadaaftimo la Qorshaynayo in uu dhammaado inta sanadka ka harsan, Sidoo kalena diyaarinta dhammaan Agabka farsamo ee loo baahanyahayna uu meel wanaagsan marayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*