21st September 2024  admin  Category :

Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa mas’uul Israa’iili ah ayaa sheegtay in dalkaas aanu ku lug lahayn burburka diyaaraddII helicopter-ka ahayd ee ay ku geeriyoodeen madaxweynihii Iran Ibraahim Ra’iisi iyo mas’uuliyiin kale oo wasirkii arrimaha dibadda uu ku jiray.

“Ma ahan shaqadeenna ah,” ayuu sarkaalku u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters isagoo codsaday in aan magaciisa la sheegin.

Tani waa falcelintii ugu horeysay ee Israa’iil ay ka bixiso shilka diyaaradeed ee uu ku dhintay Raiisi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*