27th November 2024 admin Category :
Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Booqashada madaxwaynaha ayaa ku saabsan taageero uu raadinayo wax ka beddelka dastuurka taas oo uu kala kulmay diidmo ku aadan habka uu u doonayo in uu u ansixiyo iyada oo ay ka maqan yihiin maamulada Hargaysa iyo Puntland.