19th September 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka reer Garowe ee wax badan kaga dayda kuwa Muqdisho ku sugan , oo sida reer Muqdisho gaar isu siiya caasimadda Puntland ayaa caawa isku dayey inay dilaan Xildhibaan ka mid ah baarlamaanka Puntland oo u ololeeya in doorasho Qof iyo Cod ah Puntland lagu qabto,

Xildhibaanka ka bad baaday dilka, ayaa naftiisa ku waayi lahaa sidee uga hor timaadaa makii ay beesha Ciise Maxamuud ay hogaanka Puntlan qaban lahayd.

Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane oo ka mid ah xildhibaanada Puntland ayaa ka warbixiyay kooxo hubaysan oo caawa hoyga uu magaalada Garoowe ka degan yahay ku weeraray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*