19th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Dekadda Boosaaso oo Dhismihii iyo Horumarintii lagu balaarinayay ay meel wanaagsan marayso, Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee dhismuhu ka socdo wuxuuna Warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda Dekadaha iyo Shirkadda dhismaha Dekadda gacanta ku haysa ee DP WORLD.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*