3rd October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad casho sharaf ugu sameeyay xubno ka kala socday bulshooyinka Muslimiinta Mareykanka.

Dadkaasi waxaa ku jiray Garyaqaan Ismaaciil Maxamed oo ah mudane ka tirsan Aqallka Wakiillada ee gobolka Ohio.

Wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab ayuu uga warramay munaasabaddi xalay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*