19th September 2024  admin  Category :

Mas’uuliyiinta SNMta ayaa si bareer ah u qabyaaladeeyey raashin la doonayaye in laga qeeybiyo nawaaxiga Tog Wajaale. Hadaba, dadkii raashinka dhinaca lagala dhaafay ayaa sheegay in raashinkoodii loo duway qabiilo gaar ah.

Waxa la qiyaasaa in qabyaaladda Soomaaliya ka jirta oo dhan marka la isku darro ay 70% boqolkii taallo deeggaanadda ay ka talliyaan SNMta, waana aafo aad u weeyn oo ka jirta deegaanadaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*