3rd October 2024  admin  Category :

Golaha dagaalka SNM oo ku dhawaaqay in Laascaanood xoog ku qabsanayaan.

Golaha dagaalka jabhadda SNM oo uu shir gudoominayey Gudoomiyahooda Muuse Biixi . ayaa qodobo ay soo saareen waxa ka mid ah in laga SIFAYNAYO laascaanood Hartiga hadda ku sugan ee Gurmadka ugu yimid reer Sool

“Si aan uga sifayno kuwa hadda ku sugan Laascaanood waxaan ku qaadaynaa duulaan aan wax loo reebay ayeey isku raaceen Guddiga dagaalka SNM.

labaddii bilood ee ugu danbaysay maleeshiyaadka SNM ayaai dhowr mar isku dayey inay dib u qabsasdaan Laascaanood, hase ahaatee mar walba waa la jebinayey, Haddii ay mar danbe isku dayaana siddii hore ayeey ugu jabayaan

2. Goluhu waxa uu caddaynayaa in dagaalka Puntland ka waddo Magaalada laascaanood uu yahay mid ay ku doonayso in ay ku samayso xuduud qabyaaladeed, kaas oo saamayn ku yeelan kara xasilloonida iyo degenaanshiiyaha Geeska Afrika.

3. Goluhu waxa uu garawsan yahay in ay Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo shacabkeeda Laascaanood ay heshiin doonaan, mar walba oo dagaal dhacana waa laga heshiiyaa, balse Goluhu waxa uu dul istaagay muhiimadda ay leedahay in Laascaanood laga sifeeyo Ciidammada Puntland iyo Kooxaha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*