4th October 2024  admin  Category :

Xamsa Yusuf oo loo doortay wasiirka koowaad ee Scotland

Gobolka Scotland waxaa maanta ka dhacday doorashada hoggaanka xisbiga Scottish National Party (SNP) iyadoo uu ku guulaystay Xamsa Yusuf oo ah nin Muslim ah oo asal ahaan kasoo jeedaa dalka Pakistan.

Xamsa Yusuf ayaa berri loo dhaarin doonaa wasiirka 1-aad ee Scotland, isaga oo beddeli doonaa Nicola Sturgeon oo bil ka hor iska casishay xilkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*