5th October 2024  admin  Category :

Virginia: Kulan dhaqaale loogu ururiyey dhibbanayaasha dagaalka Laascaanood

Soomaalida ku dhaqan gobollada Virginia, Maryland iyo magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ayaa xalay isugu yimid xaflad dhaqaalo ururin ah, oo loogu tagalay in lagu kaalmeeyo dadka ku barakacy iyo dhaawacyada dagaalka ka socda magaalada Laascaanood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*