19th September 2024  admin  Category :

Ardayda wax ka barata Jaamacadaha Gobolka Minnesota oo dalbanaya wax barashada in lacag la’aan looga dhigo ayaa ku hor-banaan-baxay aqalka looga arrimiyo Gobolka Minnesota..iyadoo halkaas ay kula hadleen Qaar ka mid ah Xildhibaanada.

Mooshinkaan ayaa waxaa Gollaha u gudbiyey kana dalbaday in ajanadaha lagu daro Senator Omar Fatah oo ka mid ah Gollaha Sannatka Gobolka Minnesota,iyadoo loogu magac daray “Senator Fatah Rally for Free College for Students”.+9

.

Hoos ka daawo

https://fb.watch/iSweWa9WvQ/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*