18th October 2024  admin  Category :

Garowe, February 14, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa xafiiska ku qaabilay madaxa xafiiska siyaasadda qaramada midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mr Evert Kets.

Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlay Xiisadda ka aloosan magaalada Laascaano ee Gobolka Sool, wax ka qabashada Arrimaha Bini’aadantinimada ee ku aadan dadkii ku barakacay dagaalka Magaalada Laascaanood, dardargelinta diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha ee Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland ee hal cod iyo hal qof iyo wada shaqaynta Hay’adaha caalamiga ah iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*