7th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Deni “Maamulka Hargeysa waa in uu maqlaa dadka magaalada laascaanood codkooda iyo dareenkoodaRaali kma noqonayso

Madaxweyne Deni “Maamulka Hargeysa waa in uu maqlaa dadka magaalada laascaanood codkooda iyo dareenkooda, waxaan ayidayaa dhammaan kacdoonka, qodobada ay ka soo saareen odeyaasha dhaqanka ee laascaanood, baaqyada caalamiga ee ah in dadka xoriyadooda loo daayo, nabad loo daayo, doonistooda loo daayo, Beesha caalamka waxaan u sheegayna gabood-falka dadkaasi loo geysanayo oo ay ka aamusanyihiin anagu raali ka noqon mayno”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*