7th October 2024  admin  Category :

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo Wakiilka UNHCR u qaabilsan Soomaaliya Mr.Magette.

Madaxweyne ku-xigeenka waxaa ku wehelinayay kulanka qaar kamid ah Golaha Wasiirada, Guddiga qoxootiga iyo barakacayaasha iyo Agaasimeyaal.

kulanka ayaa looga wada hadlaayey shaqada UN-ka ay ka hayaan Jubbaland gaar ahaan mashruuca xalka waara.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*