19th September 2024  admin  Category :

Kulankii Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday, wareysi

kulan maanta lagu waday in ay yeeshaan xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa baaqday sababo lagu sheegay in kooramkii uu buuxsami waayay.

Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka ayuu qorshahu ahaa in kulanka baaqday ay guddoomiso.

Qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka ayaa soo jeediyay in tallaabo laga qaado xildhibaannada sabab la’aanta uga maqnaada kulamada.

Haddaba waxyaabaha keenay baaqashada kulankaasi ayuu weriyaha VOA Cabdiqaadir Maxamed Mursal ka wareystay Xildhibaan Maxamed Ibraahiim Macallimuu oo Muqdisho ku sugan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*