9th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi Mudane Ted Lawrence oo ka socda Hay’adda USAID, hadana ah Ku-simaha Agaasime Ku-xigeenka USAID.

Kulanka oo Madaxweynaha ay kala qeybgaleen Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Maxamed Cabdirashiid Cali, ayaa looga hadlay si Horumarinta mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadanimo ee Hay’adda USAID ka wado Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*