9th October 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Dhaqaatiirta Jabuuti

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo la kulmay Dhaqaatiirtii Jabuuti ee u timid gurmadka Qaraxii KM5 ayaa uga mahadceliyey dhaqaatiirta, dowladda iyo guud ahaan shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti, taageeradooda hagar la’aaneed ee ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed xiliyada adag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*