9th October 2024  admin  Category :

Guddiga Anshaxa aqalka sare ee baarlamaanka Maraykanka ayaa qoraal ay so saareen waxay ku sheegay in ” Calamatal su’aal saaran tahay qaaraanka ay beesha Isaaq dhexdooda iska ururiyaan oo ay hadyadaha ku siiyaan siyaasiyiin Ingiriis.

Siyaasiyiinta Isaaq, ayaa horay cadaqaatayaal ka soo jeeda Sanaag iyo Sool lacag ku siin jiray inay degaanadadooda soo gubaan, halka ay Koonfurta Soomaaliya ay argagixiso u diraan nabadda u diida si ay iyagu aqoonsi u helaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*