9th October 2024  admin  Category :

Bangiga Aduunku iyo deeq bixiyaashu uma kala eexdaan degaanada Puntland ee Madaxda Puntland ayaa degaan kala sooc mashaariicda uga fuliya degaanada Puntland. Maanta Mashariictda tayada iyo mustaqbalk leh ee ka socda degmada Qardho waxay ka badan yihiin kuwa lagu hafrayo, marka laysku daro Gobolada Sool, Sanaag, Hayland. Waxa ka gaaray maalintii siyaasiyiinta degaanadaasi ay Dadkoda iyo degaankooda xisaabtii ay lahaayeen u keeni lahaayeen,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*