19th September 2024  admin  Category :

Deni oo sheegay inay ka qeybgalayaan dagaalka Al-Shabaab

Maamul goboleedka Putland ayaa sheegay maanta inay diyaar u tahay ka qaybgalka la-dagaalanka Al-Shabaab, oo hadda ka socda gobollo ka mid ah bartamaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 51-aad ee barlamaanka Puntland ayaa sheegay hadalkaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*