10th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan Qado ah la qaatay Isimada iyo Waxgaradka ka shaqeynayay nabadeynta deegaannada Saaxmaygaag iyo Sangajebiye. Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa warbixin ka dhegaystay Isimada iyo Waxgaradka, waxaa ka warbixiyey Kulanka Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan, Suldaan Cali Baalle.

May be an image of 5 people and people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*