11th October 2024  admin  Category :

Soomaaliya Qawdhan iyo Calasoow waa bur buriyeena gaar uma laha.

” Soomaaliya Waxa iska leh Muslimiinta. Muslimiinta Soomaalida qura, ma laha Muslimiinta oo dhami. Msagacyo Carbeed shaqo kuma laha Soomaaliya Waa dhulkii Qawdhan iyo Calasoow. Magacyadan uu madaxweynuhu sheegay beelo gaar ah ayaa la baxa, waa magacyada labada beelood ee Isaaq iyo Hawiye ee Soomaaliya sabab u ah inay burburto. Maaha magacyo Jareer weyne, Raxanweyn.

<blockquote class=”twitter-tweet”><p lang=”en” dir=”ltr”>Somalia belongs to us! Well said Excellency <a href=”https://twitter.com/HassanSMohamud?ref_src=twsrc%5Etfw”>@HassanSMohamud</a> <a href=”https://t.co/HwMZcsbSZH”>pic.twitter.com/HwMZcsbSZH</a></p>&mdash; Jihan Abdullahi Hassan (@AbdullahiJihan) <a href=”https://twitter.com/AbdullahiJihan/status/1570811505452658689?ref_src=twsrc%5Etfw”>September 16, 2022</a></blockquote> <script async src=”https://platform.twitter.com/widgets.js” charset=”utf-8″></script>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*