25th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Madaxda Ururada Siyaasadda Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta iyo dhameystirka nidaamka dimuqraadiyadda Puntland, Iyadoo hadda ay socoto diyaarinta Doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland. Waxaa Madaxweynaha kulanka ku weheliyay Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyeynta Puntland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad

May be an image of 12 people, people sitting, people standing and indoor
May be an image of 3 people, people standing, people sitting, headscarf and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*