25th October 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid alle ha u naxariistee Wasiirkii arimaha gudaha, federaalaynta iyo dib u heshiisiinta Marxuum Maxamed Warsame Darwiish.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*