19th October 2024  admin  Category :

Macalin Abdullahi Hassan Salah “Tuke”, oo Todobaatan sano ka soo shaqaynayey horumarka Ciyaaraha Soomaalida, gaar ahaan kubadda cagta ayaa waxa la gudoonsiiyey bilad Sharf. Bilad sharaftaas waxa macalin Tuke Gudoonsiiyey ciyaartooygii Qqaranka Soomaaliyeed Mukhtaar Cuti

May be an image of one or more people
May be an image of 3 people, people standing and indoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*