18th October 2024  admin  Category :

Cunsuri Shiinays ah

Lu Ke, oo ka soo jeeda dalka Shiinaha, kuna noolaa dalka Malawi ee Qaaradda Afrika ayaa muuqaalo cunsurinimo ah uu lacag yar uu ku siinayey caruur Madow ka duubay.

Muuqaalada qaarkood caruurtu waxay leeyihiin iyaga oo aan fahansanayn ” Waxaanu nahay Shaydaamo, dadkana waa ka caqli yar nahay”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*