30th December 2024 admin Category :
Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan heshiiska ay gashay Wasaaradda Batroolka Soomaaliya, kaasi oo ay ka horyimaadeen xafiisyada madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa 21-ka Febraayo qaaday tallaabo ay ku burineyso heshiiskaas, ayada oo qortay warqad ay shirkadda heshiiska lala galay ku wargelineyso in heshiiskaas uu yahay waxba kama jiraan.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf