18th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku xigeenka Puntlanad Axmed Karaash pp soo dhaweeyey, Deni iyo Ku dhawaaqidiisii Madaxweynaha Somaliya inuu u sharaxan yahay

May be a Twitter screenshot of 1 person and text that says 'Ahmed E. Osman Karaash 11m• 11 m Waan soo dhoweynayaa ku dhawaaqida musharaxnimada Madaxweyne Deni ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya. waxaan Mudanayaasha Baarlamaanka ee Puntland ku metelaya BJFS, Masuuliyiinta dowladda iyo Shacabka Puntland-ba ka codsanayaa inaynu garab istaagno amba bixiisa si aynu uwada guulaysano. 368 Like 205 comments 33 33shares shares Comment Share Write a comment...'

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*