25th October 2024  admin  Category :

Hogaamiye Beeleedka Habar Jeclo Buur buurmadow ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada baydhabo ee caasimada koonfur Galbeed.

Wafdi ka soo jeeda beesha habar jeclo uu hogaaminaayo Buur Burmadow ayaa Maanta gaaray Magaalada Baydhabo, waxaana Garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ku soo dhaweeyey odayaasha dhaqanka kgs,wasiiro, Xildhibaano katirsan KG iyo Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo.

Ujeedada safarka Boqor Buurmadow ayaa lagu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed iyo Shacabka uu ka raali geliyo dadkii jbhadda SNM kasoo musaafuriYEEN Magaalada laascaanood.

Buurmadow ayaa beesha isaaq ka bari yeelaya foolxumada ka dhacday laascaanood wuxuuna dusha usaraya beesha dhulbahante.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*