30th April 2024  admin  Category :

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay inuu isagu amaray Biibitada Tiyaatarka

Habeenkii xalay waxaan soo qornay in Kooxda Muqdisho ay la qaylinayaan Biibito laga furi lahaa Tiyaatarka oo weligiis lahaa Biibito, oo sheekadoodu tahay Orgiga qayladu ka weyn.

Hoos ka daawo wasiir Dube oo qiraya in Biibito laysku haysto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*