29th April 2024  admin  Category :

Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo xubnaha beesha caalamka

Wararka ka imanaya magaalda Muqdishu ayaa sheegaya in maanta uu kulan dhexmaray madaxweynaha dawladda federaaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan beesha caalamka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*