18th October 2024  admin  Category :

Puntland Oo Guddi U Magacaawday Xaaladd Sicir Bararka

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa sheegay inay Dowladdu ku howlan tahay wax ka qabashada sicir bararka, isagoona ugu baaqay Shacabka inay is-dajiyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*