![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/07/116266796_3748377791843606_3659365887404204937_o-624x284.jpg)
3rd February 2025 admin Category :
Dekedda Boosaaso, waxaa maanta ku soo xidhay markab sida kunteenar badeecado ah.
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/07/116387467_3748377681843617_3121732007816615211_o.jpg)
Markabka Africa Sun, oo ay leedahay dawlada Djabuuti oo ay wakiil U tahay shirkada ( Udba-lacag ).
Markabkan maanta ku soo xirtay dekedda Boosaaso ee xarunta ganacsiga puntland ayaa ah mid qaada 1500 oo Konteenar,” Arintan ayaa ka mid ah balanqaadyadii madaxweynaha puntland Siciid Cabdulahi Deni taas oo ku salaysnayd soo jiidashada maalgashiga iyo Kor-uqaadida ganacsiga ayadoo ay ka faaiidaysan doonaan ganacsatada da Puntland iyo Samaaliya oo dhan