30th April 2024  admin  Category :

Reer Sool iyo Sanaag. Somaliland waxba kama helaysaan ilaa sida beelaha kale aad sheegataan inaad qabtaan xanuunka Covid 19, sidaa waxa yidhi Indho oo ka mid ah golaha guurtada oo ka soo jeeda gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*