30th April 2024  admin  Category :

Maareeye oo ka hadlay sida uu u sii xoogeysanayo Khatarta cudurka halista ah ee Caronavirus

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  oo shir jaraa’id kuqabtay Muqdisho ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay cudurka Coronavirus oo ku fidiya dalka iyo Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo aan ku wada dhaqmin talaabooyinka ka hortagga iyo is go’doominta, maadaama qaarkood aanay ku baraarug sanayn haliska cudurkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*